medium
Qashin Alert waa madal lagu soo sheego wasakhda iyo dhibaatooyinka bulshada. Soo qaad sawir, dooro degmada, oo noqo mid ka mid ah kuwa isbedelka keena.
Ka qaad sawir cad oo muujinaya meesha wasakhda ah
Dooro degmada iyo xaafadda ay dhibaatadu ka jirto
Soo dir mesha qashinka yaalo si loo qaado tallaabo degdeg ah
Hal Meel qashin yaalo oo aad soo dirto waxay horseedi kartaa ficil dhab ah. Nagu caawi inaan magaalada nadiif ka dhigno.
π Soo Sawir melah qashinka yaalo